Nagu dooro Astaamahaan

Xaadirsoft waa xal casri ku ah maareynta joogitaanka iyo shaqaalaha.

Hay’ad kasta oo hirgelisa Xaadirsoft waxay heli doontaa nidaam hufan, la isku halayn karo, iyo xog sax ah oo kor u qaada wax-soosaarka iyo isla xisaabtanka.
Diiwaanka Joogitaanka

Soo-galid iyo ka-bixid si otomaatig ah oo lagu xaqiijin karo sawir.

Kormeerka Waqtiga

La socodka soo daahitaanka iyo saacadaha shaqada dheeraadka ah (overtime).

Ogeysiisyo Automatic ah

Fariimo degdeg ah marka qof maqnaado ama soo daaho.

La-socodka Goobta

Raadraac joogto ah oo lagu ogaanayo halka ay ku sugan yihiin shaqaaluhu.

Diiwaanka Fasaxyada

Codsiga, oggolaanshaha, diidmada, iyo kaydinta dukumiintiyada fasaxa.

Warbixinno Faahfaahsan

Charts iyo jaantusyo muuqaal ah oo ku saabsan joogitaanka.

Faahfaahin Dheeri ah

Hagaajiyo Maamulka iyo Hufnaanta Hawl Maalmeedka.

Xaadirsoft waa nidaam dhijitaal ah oo dhammaystiran oo loogu talagalay shirkadaha, ururada, iyo hay’adaha waxbarashada.
Waxay si otomaatig ah u maamushaa joogitaanka shaqaalaha iyo ardayda (soo-galid, ka-bixid, fasaxyo, shaqo-joojin), iyadoo adeegsanaysa GPS/Geolocation, app-ka moobilka, iyo keydin xogta cloud-ka.

Nidaamkan wuxuu meesha ka saaraa khaladaadka iyo hababka gacanta, wuxuu badbaadiyaa waqti iyo kharash, wuxuuna shirkadaha siinayaa xog sax ah oo degdeg ah si loo hagaajiyo maamulka iyo hufnaanta hawlaha.

Hay’ad kasta oo hirgelisa Xaadirsoft waxay heli doontaa nidaam hufan, la isku halayn karo, iyo xog sax ah oo kor u qaada wax-soosaarka iyo isla xisaabtanka.
Qibrad Ah
0 +